Rikaab Darawal logo Rikaab Darawal

Rikaab Darawal

by TABAARAK ICT SOLUTIONS

🗂️ Travel & Local

🆓 free

4.9/5 ( 994+ reviews)
Android application Rikaab Darawal screenshort

Features Rikaab Darawal

-Macaamiilka Rikaab si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.Warbixin dhameestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab1-Macaamiilka ayaa dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaariga aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha si uu u raadiyo meesha u ku suganyahy macmiilku.5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalku u soo socdo dhankiisa.6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalku soo gaaray.7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.8-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagta safarka.9-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii uu safarka ku socday.

👥

Social Features

Connect and share with friends and the community.

Screenshots

See the Rikaab Darawal in Action

Rikaab Darawal Screen 1
Rikaab Darawal Screen 2
Rikaab Darawal Screen 3

Get the App Today

Download on Google Play

Available for Android 8.0 and above